The RCHRA will offer in person interpreters or telephone interpreters as requested by applicants/participants at no cost. Please call the RCHRA at 507-333-3787.
(RCHRA) xafiiskan waxaad ka heli kartaa turjumaan kula kulma ama khadka telefoonka kuugu turjuma kolba/marba sidaad codsatid taasoo waliba bilaash kuu ah. (RCHRA) 507-333-3787.
Foomka Section 8Ka
Xafiiska guryaha ee Rice County marka lasoo gaabiyana looyaqaano (HRA) ayaa hada waxuu bixinayaa foomka section 8ka lagu codsado laga bilaabo 8:00 a.m August 31, 2020, illaa September 18, 2020, 4:00 p.m i ogeysii marka liiska waa furanyahay